Dhaqtar Hindi ah oo dhawaan qaliinada lafaha ka bilaabi doona Kalkaal Hospital

Isbitaalka Kalkaal oo kamid ah xarumaha caafimaad ee ka howlgala Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed waxa uu ku wergelinayaa in dhawaan uu iman doono dhaqtar u dhashay dalka Hindiya oo bilaabi doona daaweynta cudurada ku dhaca lafaha iyo kabistooda.   Howlaha caafimaad ee uu qaban doono dhaqtarka waxa ay dhamaantood ku saabsan … Continue reading Dhaqtar Hindi ah oo dhawaan qaliinada lafaha ka bilaabi doona Kalkaal Hospital